Ku bood qoraalka
Musharraxa Hoggaanka Bulshada Rayidka PUNSAA ee Puntland

IDIRIS SH. HAMUD

PUNSAA Bulsho Rayid oo Mideysan lehna Cod Madax-bannaan.

Waxaan hiigsanayaa PUNSAA hufan, isla xisaabtan leh, dhaqaale ahaan isku filan, kana jawaabta baahiyaha xubnaheeda; iyo bulsho rayid oo xor u ah inay codkeeda ku difaacdo xuquuqda muwaadiniinta, kana qaybqaadato go'aanada dalka.

Idiris Sh. Hamud — sawir rasmi ah